WARAR
-
War Murtiyeed Kasoo Baxay Shirkii Dhalinyarada Beesha Madigaan
GABILEY(W,N)-Shir Ay ay qabsadeen aqoonyahanka iyo dhalinyarada beesha Madigaan “Ansaar” Oo Kamid beelaha dega Gobolka Gabiley kaasi oo ka qaybsoomay magaalada gabailey maanta ayaa lasoo gabo gabeeyay
Shirkan ayaa laga soo ...
Friday, February 23, 2024
-
Xildhibaan Guruuje Oo Karbaashay Wariyihii BBCda Iyo Xubnihii Somaliya Ee Uu Usoo Ururiyay Dooda!
Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje Oo kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ayaa Karbaashay Wariyihii BBCda Iyo Xubnihii Somaliya Ee Uu Usoo Ururiyay Dooda, kuwaasi oo dood BBCdu qabtay kana hadlay heshiishka somaliya iyo ...
Friday, February 23, 2024
-
Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Oo Kulan La Qaatay Madaxdhaqameedka Iyo Cuqaasha Gobolka Gabiley!
GABILEY(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowad ee xisbiga xaakimka kulmiye Cabdicasiis maxamed samale oo maanta safar ku tagay magaalada gabiley ayaa shacabka reer gabiley kala shaaheeyay goobaha ay kulmaan.
Sidoo kale Gudoomiye ...
Friday, February 23, 2024
-
Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid Oo Kulankoogii Labaad Ku Yeeshay Magaalada Hargaysa Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen!
Hargeysa (W,N)- Xisbiyada KULMIYE iyo UCID ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta yeeshay kulankii labaad muddo toddobaad ah.
Kulankan oo ahaa qado ka qabsoontay huteelka Baraar ee caasimadda Hargeysa, waxa ka qaybgalay l...
Thursday, February 22, 2024
-
Dadkii Hantidoodu Ku Gubatay Suuqa Wajaale Oo Lacag Loo Qaybiyay!
TOG WAJAALE(W,N)-Gudida taakulaynta dadkii hantidoodu ku gubatay suuqa magaalo ganacsiyeedka tog wajaale iyo masuuliyiin xukuumada katirsan oo ay weheliyaan maayarada magaalooyinka gabiley iyo hargaysa iyo xubno ganacsato ahi ayaa...
Thursday, February 22, 2024
-
Siyaasi Cali Guray Oo Farta Ku Fiiqay Waxyaabaha Xiligan Laga Filan Karo Madaxwayne Biixi.
Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray Oo kamid ah haldoorka reer somaliland Farta Ku Fiiqay Waxyaabaha Xiligan Laga Filan Karo Madaxwayne Biixi maadama uu soo dhamaatay ansixinta xeerkii isasaarka doorashooyinka ee labada gole
...
Thursday, February 22, 2024
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Markale Ka Hadlay Mawqifkiisa Hirgalinta Gobolnimada Gabiley.
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro” oo habeenkii ka qaybgalay kulan ay soo agaasimeen reer gabiley ayaa markale ka hadlay sida ay xisbigiisa uga go,antahay ansixinta gobol...
Thursday, February 22, 2024
-
Madaxdhaqameedka Subeer Awal Oo War Cusub Kasoo Saaray marxuumkii lagu dilay muqdisho!
HARGAYSA(W,N)-Suldaanka guud ee beelaha subeer awal suldaan xasan suldaan cabdilaahi iyo suldaanka guud ee beesha sacad muuse suldaan ismaaciil suldaan cabdiraxmaan oo uu weheliyo jiif caaqilka cabdi muxumed baadil iyo siyaasi cab...
Thursday, February 22, 2024
-
“Gabiley Waa Meel Ilaahay Karaameeyay, Wuxu Iskugu Kiindaray Farihii, Aqoontii, Xoolihii, Iyo Dhul Istaraatiijiga”Siyaasi Cabdiqaadir Jirde.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdiqaadir Jirde oo kamid ah haldoorka Somaliland kana tirsan xisbiga waddani oo habeenkii xalay ka qaybgalay munaasibad reer gabiley iyo hoganka xisbigu lahaa ayaa si qotodheer uga hadlay xaalada siyaasadee...
Thursday, February 22, 2024
-
Shirkada Telesom Oo Ku Guulaystay Shahaado Caalamiya Iyo Sobobta Ay ku Mutaysatay!
HARGAYSA(W,N)-Shirkadda Telesom ayaa ku guuleysatay shahaadooyinka ay bixiso hay’adda caalamiga ah ee International Organization for Standardizations (ISO). Shahaadooyinkan oo kala ah: Nidaamka Maamulidda tayada (QMS), Nidaa...
Wednesday, February 21, 2024
-
Gudida Ganacsatada Wajaale Oo Kulan Deg Deg Ah Iskugu Yeedhay Dadkii Hantidoodu Ku Gubatay Suuqa Wajaale!
WAJAALE(W,N)-Gudida ganacsatada wajaale ee uxlsaarnaa gurmadka iyo taakulada oo ay weheliyaan maamulka degmada wajaale ayaa kulan deg deg ah iskugu yeedhay dadkii hantidoodu ku gubatay suuqii gubtay ee magaalada wajaale kuwaasi ...
Wednesday, February 21, 2024
-
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Beeraha JSL Oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Gobolka Gabiley
Gabiley (W.N) - Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Prof. Aadan Cabdillaahi Sheekh Muuse iyo Wefti uu hoggaaminayo, ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagay Gobolka Gabiley.
Kormeerkan oo qayb ka ah kormeer uu A...
Wednesday, February 21, 2024
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Ka Hadlay Wiil Reer Somaliland Ah Ee Muqdisho Lagu Diley Sheegayna In Loo Haysto Madaxwayne Xasan Sheikh.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi cabdi ayaa ka hadlay heshiiskii Isfahan ee Somaliland iyo itoobiya isagoo jawaab kulul ka bixiyay eedaha ku lidka ah ee kasooyeedhaya maamulka madaxwayne xasan sheikh kuwaasi oo uu sheega...
Wednesday, February 21, 2024
-
Waxgaradka Iyo Dhalinyarada Gobolka Gabiley Oo Si Adag Uga Hadlay Cadaalad Daro Garsoorka Jsl Kula Kaceen Qoys Agoon Ah Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi
GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah waxgaradka,aqoonyahanka iyo dhalinyarada magaalada gabiley ayaa si adag uga hadlay cadaalad daro iyo eex ay maxkamada sare kala kulmeen qoyska agoonta ah ee Reer Cabdiqaadirkuwaasi oo hanta ay ku leeyihii...
Wednesday, February 21, 2024
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan la Qaatay Kooxda kubbadda Cagta Ee Qurbajoogta Reer Somaliland Ee Dalka UK.
Hargeysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay koox kubbadda cagta ah oo ka socotay qurbajoogta reer Somaliland ee dalka UK oo dhawaan dalka safar ku timi.
Kulan...
Wednesday, February 21, 2024
-
Xogo Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Qaabkii Muqdisho Loo Diley Marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable!
Suxufi Sidiiq Maxamed Birmad oo kamid suxufiyiinta ka hawlgala Idaacada BBC Somali ayaa soo ururiyay xogihii ugu danbeeyay ee dilkii arxandarada ahaa ee magaalada muqdisho loogu gaystay marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable oo ka hawl...
Tuesday, February 20, 2024
-
Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Ka Gil Gishay Dilkii Foosha Xumaa Ee Muqdisho Loogu Gaystay Muwaadin Reer Somaliland Ah
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah shacabka ku dhaqan caasimada Hargaysa ayaa si kulul ucanbaareeyay falkii foosha xumaa ee dilka loogu gaystay Marxuum cabdinaasir muuse dahable oo ahaa wiil dhalinyaro ah oo reer somaliland
Shacabka ay...
Tuesday, February 20, 2024
-
Hadhimo Sharafeed Lagu Maamuusay Suxufi Maxamed Ilig Iyo Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Dhawaan Laga Soo Daayay Xabsiga!
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xisbiga waddani Yuusuf Tadhase oo ay weheliyaan dhalinyarada degmada Axmed dhagax ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay gudoomiyaha Tvga MMTV Iyo Abwaan cabdiraxmaan Abees oo dha...
Tuesday, February 20, 2024
-
Somaliland Oo Soo Bandhigtay Go’aan Ay Ku Fulinayso Heshiiskii Badda Ee Ay Itoobiya La Gashay!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Ciisa Kayd Maxamed, ayaa xaqiijiyey inay Somaliland ka go’an tahay hirgelinta heshiiskii is-afgaradka ahaa ee ay Itoobiya la saxeexatay bishii January ee sannadkan.
Ware...
Tuesday, February 20, 2024
-
Somaliland Oo Jawaab ka Bixisay Cabasho Dhinaca Maamulka Hawada ah Ee kasoo Yeedhay Somaliya
Somaliland Oo Jawaab ka Bixisay Cabasho Dhinaca Maamulka Hawada ah Ee kasoo Yeedhay Somaliya Iyadoo dhanka kalena sheegay in ay si buuxda umaamusho hawadeeda kana diyaargarowday talaabo kasto oo ay isku daydo maamulka muqdisho.
...
Tuesday, February 20, 2024
-
Madaxdhaqameed Iyo Aabaha Dhalay Marxuumkii Lagu Diley Muqdisho Oo Markale Fariin Udiray maamulka somaliya!.
HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameed iyo aabaha dhalay marxuum cabdinaasir Muuse dahable oo laba cisho ka hor si arxandaro ah loogu dilay muqdisho ayaa markale dalbaday in maydka marxuumka loosoo diro hargaysa
Sidoo kale aabaha dhalay ...
Tuesday, February 20, 2024
-
Prof Meecaad Oo Si Adag Uga Hadlay Xeerka Tabashadu Ka Taagan Tahay Ee Ay Ansixiyeen Labada Gole Ee Jsl Iyo Xaqiiqada Dhacdadii Xasan Sheikh Ee Shirkii Itoobiya!
CANADA(W,N)-Prof Ibrahim Maxamed meecaad oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland kana mid ahaa hogaamiyayaashii SNM Ayaa si adag uga soo horjeestay xeerka isasaarka doorashooyinka madaxtooyada iyo ururada ee ay meelmariyeen golay...
Monday, February 19, 2024
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Culimo Awdiin!
HARGAYSA(W,N)-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta munaasibad hadhimo sharafeed ah hoygiisa ugu sameeyey Culimo waaweyn oo dalka timid iyo arday ka aflaxday Culuumta diinig...
Monday, February 19, 2024
-
Madaxweynaha Jsl Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale
Hargeysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga madaxtooyada Hadhimo-sharafeed ugu sameeyey Madaxweynihii saddexaad ee Somaliland, mudane Daahir Rayaale Kaahin.
Kulankan ay...
Monday, February 19, 2024
-
Ehelada Marxuumkii Lagu Diley Muqdisho Oo Ka Waramay Xogo Dheeraada Oo La Xidhiidha Dilkiisa Iyo Cida Ka Danbaysa!
BERBERA(W,N)-Garyaqaan Fahmi Dr Cali oo kamid ah eheladii marxuum cabdinaasir muuse Dahable oo habeenkii xalay lagu dilay magaalada muqdisho ayaa ka waramay xogo dheeraada oo la xidhiidha dilkiisa cida ka danbaysay hadaladii udanb...
Monday, February 19, 2024
-
Xukuumada Somaliland oo ka hadashay muwaadin reer Somaliland Ah oo muqdisho lagu diley
HARGAYSA(W,N)-Wasiiro xukuumada Somaliland ayaa ka hadlay marxuum cabdinaasir muuse dahable oo habeenkii xalay lagu diley magaalada muqdisho kaasi oo ahaa muwaadin reer Somaliland una shaqaynayay haayada ICAO
Masuuliyiinta Soma...
Monday, February 19, 2024
-
Xubno Kamid ah Bahda Qareenada Somaliland Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudoomiyaha Diwaangalinta Ururada, Sheegayna In Uu Ku Gafay Sharciga Dalka!
Xubno Kamid ah Bahda Qareenada Somaliland Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudoomiyaha Diwaangalinta Ururada Iyo Asxaabta qaranka Siciid siraadle Sheegayna In Uu Ku Gafay Sharciga Dalka! kaasi oo qoraalo isburinaya kasoo saaray shirka go...
Sunday, February 18, 2024
-
Gudoomiyaha MMTV Maxamed Cabdi Sh, Ilig Oo Dib Uhelay Xoriyadiisii!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha tvga mmtv maxamed cabdi sheekh ilig ayaa maanta dib uhelay xoriyadiisii mudo bil iyo dheeraada oo uu xidhnaa kadib kaasi oo ay wax danbi ah ku wayday maxkamada gobolka maroodi jeex
Wariye ayaa ka hadla...
Sunday, February 18, 2024
-
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Laga Soo Doortay Gobolka Awdal Oo Jawaab Kulul ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Masuuliyiin Xukuumada Katirsan.
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee laga soo doortay gobolka awdal ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal maalintii shalay kazoo yeedhay madaxwayne kuxigeenka jsl iyo wasiiro xukuumada katirsan kuwaasi oo ku d...
Sunday, February 18, 2024
-
Golaha Wakiilada Oo Cod Aqlabiyada Ku Ansixiyay Xeerkii Isa Saarka Doorashooyinka Jsl
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Fadhigii saaka ee golaha cod Aqlabiyada Ku Meel mariyay xeerka isasaarka doorashooyinka oo shalay ay soo meelmariyeen golaha guurtidu
Fadhigan saaka oo ay kazoo xaadi...
Sunday, February 18, 2024
-
Baarlamaanka Dalka Sweden Oo Taageeray Heshiiska Somaliland Iyo Itoobiya, Kuna Dhawaaqay In Ay Ka Shaqaynayaan Aqoonsiga Jsl.
SWEDEN(W,N)-Munaasibad balaadhan oo lagu qabtay Xarunta baarlamaanka dalka sweden islamarkaana lagu taageerayay heshiiska somaliland iyo itoobiya taasi oo ay goob ka ahaayeen safiirka somaliland ufadhiya dalka sweden iyo xubno k...
Saturday, February 17, 2024
-
“Waa In Reer Awdal Talo Ka Yeeshaan, Mushkilada Doorashooyinka Ee Maanta Lagu Soo Xiiray, Si Aanay Caqabad Ugu Noqon Somaliland”Siyaasi Cabdirashiid.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee kazoo jeeda gobolka awdal ayaa ka hadlay arimaha siyaasadeed ee ka taagan Somaliland iyo dhawaaqii maanta kazoo yeedhay masuuliyiin xukuu...
Saturday, February 17, 2024
-
Wasiir Buuni Oo Jawaab Deg Deg Ah Ka Bixiyay Hadalkii Gudoomiye Cali Xaamud Iyo Xaqiiqda Wiixi Madaxtooyada Kaga Dhacay
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada xidhiidhka golayaasha somaliland cabdinaasir buuni ayaa jawaab deg deg ah ka bixiyay hadalkii isla maanta kasoo yeedhay gudoomiye cali xaamud ee ahaa madaxtooyada ayaa xoog laygaga soo saaray
Si...
Saturday, February 17, 2024
-
Masuuliyiinta Xukuumada Ugu Sareeya Ee Kasoo Jeeda Gobolka Awdal Oo Mawqif Adag Ka Istaagay Xeerka Isasaarka Doorashooyinka
HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta xukuumada jsl ugu sareeya ee kasoo jeeda gobolka awdal oo uu horkacayo madaxwayne kuxigeenka somaliland ayaa kasoo horjeestay xeerka isasaarka doorashooyinka ee golaha guurtidu meel mariyeen maanta
S...
Saturday, February 17, 2024
-
Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Soo Bandhigay Xog Ku Saabsan Sida Ay Ku Timid In Ururada/xisbiyadu Ku kala Baxaan Boqollayda Gobolada!
Laga soo bilaabo sannadkii 2002, tartanka ururada/xisbiyadu waxa uu ahaa mid ku dhisan boqollayda gobolada. Mar qudh ah wax lagama bedellin. Wax ka bedelka ay Baarlamaanku sameeyeen dhowaan ma saamayn boqollayda gobolada. Waxa is ...
Saturday, February 17, 2024
-
Golaha Guurtida Jsl Oo Ansixiyay xeerkii Isasaarka Doorashooyinka Ee Dib Loogu Soo Celiyay!
HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa saaka meel mariyay xeerkii isasaarka doorashooyinka ururada iyo madaxtooyada ee dhawaan dib loogu soo celiyay iyagoo uraacay heshiiskii ay wada gaadheen golaha wakiilada
...
Saturday, February 17, 2024
-
Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo ka Hadlay Fadliga Bisha Shabcaan!
Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo ka Hadlay Fadliga Bisha Shabcaan!
https://www.youtube.com/watch?v=lqJ5umBE3_k...
Friday, February 16, 2024
-
Kumuu Ahaa Ninkii Galaaftay Madaxweynenimadii Cabdilaahi Yuusuf Axmed?
Kumuu Ahaa Ninkii Galaaftay Madaxweynenimadii Cabdilaahi Yuusuf Axmed?
https://www.youtube.com/watch?v=4V61HkzqjLU...
Friday, February 16, 2024
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Shacabka Degmada 26juun La Tukaday Salaadii Jimce Iyo Arimaha Uu Ka Hadlay!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa salaadii jimce ee maanta la tukaday shacabka ku dhaqan degmada 26juun ee caasimada hargaysa qaarkood
Sidoo kale Gudoomiye faysal ayaa ka hadlay kulamo uu maalm...
Friday, February 16, 2024
-
Munaasibada Lagu Taageerayo Saldanada Guud Ee Subeer Awal Oo Habeenkii Xalay Lagu Qabtay Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Munaasibad balaadhan oo garab istaag loogu muujinayo saldanada guud ee subeer awal iyo suldaankooga xasan ayaa habeenkii xalay lagu qabtay huteel maansoor taasi oo ay kasoo qaybgaleen madaxdhaqameed, dhalinyaro iyo h...
Friday, February 16, 2024
« Previous Page — Next Page »
|
|