|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Ka Hadlay Wiil Reer Somaliland Ah Ee Muqdisho Lagu Diley Sheegayna In Loo Haysto Madaxwayne Xasan Sheikh.
February 21, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi cabdi ayaa ka hadlay heshiiskii Isfahan ee Somaliland iyo itoobiya isagoo jawaab kulul ka bixiyay eedaha ku lidka ah ee kasooyeedhaya maamulka madaxwayne xasan sheikh kuwaasi oo uu sheegay in aanay waxba ka badali Karin Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa dhigiisa somaliya ugu baaqay In uu naftiisa runta usheego islamarkaana aanu waxba ka badali Karin bada somalland bixisay iyo hawadeedaba Dhanka kale madaxwayne biixi ayaa si adag uga hadlay muwaadin reer Somaliland ah oo si arxandaro ah loogu dilay magaalada muqdisho kaasi oo uu sheegay in dilkaasi loo haysto madaxwayne xasan sheikh iyo maamulkiisa oo marxuumkan udilay cadaawada ay uqaban reer Somaliland. Related posts:Madaxweyne Silaanyo Oo tobabar U xidhay Cutubyo Ka Tirsan Ciidammada Xeebaha Somaliland, kormeerna K... Wafti Uu Hogaaminayo Wasiir Ku-Xigeenka Arimaha Dibada Somaliland oo Gaadhay Wajaale, Kana Hadlay Xa... Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Shaaciyay Maalinta Ay Fasax Noqonayaan Shaqaalaha Dawladu. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|