“Anaa Amiir Wax Shaqaynaya Maaha, Sida Xukuumadu Doonaysana Noqon Mayso, Sida Mucaaridku Doonaya Noqon Maysee, Wixii Dalka Udana Ayaa Muhiim Ah”Siyaasi Dhimbiil
BURCO(W,N)-Siyaasi Maxamed Cabdi Jaamac Dhimbiil oo kamid aqoonyahanka reer Somaliland ee ka faalooda arimaha geeska iyo siyaasada Somaliland ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka xal uhelida dagaalka laascanood
Sidoo kale aqoonyahan dhimbiil ayaa ka hadlay qoraal komishanka ku gudbiyeen maxkamada sare qabsoomida doorashooyinka iyo loolanka loogu jiro gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://www.facebook.com/watch?v=795698115382198https://www.facebook.com/watch?v=795698115382198