WAJAALE NEWS

Xildhibaan Xasan Dhuxul Iyo Nuxurka Khudbad Uu ka Jeediyay Xuska 18may Ee Lagu Qabtay Cariga Maraykanka

MARAYKANKA(W,N)-Xildhibaan/Abwaan xasan laabsaalax oo safar ku jooga dalka maraykanka ayaa jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan dalkaasi kala qaybgalay 34sano guurada xuska maalinta dib ulasoo noqoshada qarannimada Somaliland

Xildhibaan xasan ayaa munaasibadaasi ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu kaga hadlay xaalada Somaliland iyo marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay.

Exit mobile version