WAJAALE NEWS

Xildhibaan Cabdirashiid Haybe Faarax Oo Loo Doortay Maayarka Cusub Ee Magaalada Gabiley

GABILEY(W,N)-Fadhi ay maanta iskugu yimaadeen xubno kamid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada gabiley islamarkaana uu gudoominayay badhasaabka gobolka gabiley ayaa waxay maayarka magaalada gabiley udoorteen xildhibaan cabdirashiid haybe faarax kaasi oo ay ucodeeyeen lix mudane.

HALKAN KA DAAWO QAABKAN AY UDHACDAY DOORASHADA MAAYARKA GABILEY;

Exit mobile version