Hargeysa (Wajaalenews) Xuska sanad guuradii 21aad ee ka soo wareegtay aasaaska ciidanka booliska somaliland ayaa maanta lagu qabtay taliska guud ee ciidanka booliska ee caasimada hargeysa.
xuskan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ka qayb galay madaxweyne Silaanyo iyo masuuliyiin kale.