CEERIGAABO(W,N)-Wafti xukuumada Somaliland katirsan oo maalmihii udanbeeyay gobolka sanaag ujoogay xalinta colaada kazoo cusboonaatay beelaha wada dega deegaanka ceel afwayn ayaa amar culus kazoo saaray kaasi oo labada beelood ee dirirtu ka dhaxay lagu amray in joojiyaan dagaalka islamarkaana layskugu keeni doono wada hadal.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;