WAJAALE NEWS

Shacabka G. Gabiley Iyo xuska Munaasibada Qarannimada 18may Oo Isku soo Bax Balaadhan Ku Dabaaldegay.

Shacabka ku dhaqan magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley ayaa maanta siwayn iskugu soo baxay xuska sanad guuradii 34sano ee jamhuuriyada Somaliland

Waxaana munaasibadan kala qaybgalay maamulka gobolka ka degmada iyo wasiiro iyo xubno kale oo ka socday xukuumada Somaliland.

Exit mobile version