WAJAALE NEWS

Kulan Dhexmaray Madaxwayne Biixi Iyo Musharax Cabdiraxmaan Cirro Oo Laga Xog-waramay.

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi iyo musharax madaxwaye ee xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro ayaa kulan ku yeeshay magaalada hargaysa kaasi oo aan si rasmi ah loo shaacin

Hadaba Masuul katirsan xisbiga wadani ayaa faah faahin ka bixiyay kulanka musharax cirro iyo madaxwayne biixi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version