Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maantaย xadhiga ka jaray Masjidka weyn ee ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ (๐๐๐ฌ๐ฃ๐ข๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ก๐๐๐ฒ๐ ) oo muddo saddex sano ah uu ku socday dhisme casri ah.
Madaxweynuhu waxa uu u mahad naqay cid kasta oo gacan ka geysatay (xoolo, xoog iyo xikmadba) dhismaha iyo dhammaystirka Masaajidka Nuural Hudaa.
Ugu dambayntii Madaxweynuhu waxa uu sheegay in Xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay ay mudnaan gaar ah siinayso quwaynta Diinteenna Suuban, Nabad ku wada noolaanshaha bulshada JSL iyo wadajirka ummadda.
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐,