Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa waxa Qasriga Madaxtooyada dalka Djibouti ku qaabilay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.