|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Dalka Jabuuti Iyo Nuxurka Kulan Uu La Qaatay Dhigiisa Ismaaciil Cumar Geele.
May 21, 2025 - Written by Editor:Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa waxa Qasriga Madaxtooyada dalka Djibouti ku qaabilay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|