WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Jsl Oo ka Hadlay Shaqaaqadii Maalintii Shalay Ka Dhacday Magaalada Burco Iyo Awaamiirta Uu Bixiyay!

Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay mudoharaad maalintii shalay ka dhacday magaalada burco kaasi oo sobobay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac

Sidoo kale mudo haraadkan ayaa lagu xidh xidhay dad tiro badan kuwaasi oo madaxwaynuhu amray I dhamaan lasiidaayo.

“ Halkan ka hadli maayo in aan ahay Madaxweynihii Qaranka oo kaliya, balse maanta waxa aan halkan ka hadlayaa aniga oo ah Aabe ka murugeysan geerida iyo khasaaraha shalay ka dhacay magaalada Burco …” Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro.

Exit mobile version