WAJAALE NEWS

“Ujeedooyinka Ugu Waaweyn Ee Shirkan Dhaqanka Aanu ka Leenahay, Waa in kor loo Qaado Dhaqankeenii Suubanaa” Wasiirka Warfaafinta Jsl.

Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland sheikh axmed yaasiin sheikh cali ayaanle ayaa shaaciyay shirwayne dhaqan oo dhawaan la qaban doono iyo ujeedooyinka xukuumadu ka leedahay.

Exit mobile version