“Ujeedooyinka Ugu Waaweyn Ee Shirkan Dhaqanka Aanu ka Leenahay, Waa in kor loo Qaado Dhaqankeenii Suubanaa” Wasiirka Warfaafinta Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Ujeedooyinka Ugu Waaweyn Ee Shirkan Dhaqanka Aanu ka Leenahay, Waa in kor loo Qaado Dhaqankeenii Suubanaa” Wasiirka Warfaafinta Jsl.
April 17, 2025 - Written by Editor:

Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland sheikh axmed yaasiin sheikh cali ayaanle ayaa shaaciyay shirwayne dhaqan oo dhawaan la qaban doono iyo ujeedooyinka xukuumadu ka leedahay.

COMMENTS
LINKS