Madaxwaynaha jsl ayaa si adag uga hadlay safarka xasarada iyo maqiiqa ah ee raysalwasaaraha somaliya ku yimid qaybo kamid ah Somaliland isagoo beesha calamka iyo wadamada jaarka ah la socodsiiyay in maamulka somaliya masuul ka noqon doonaan khasaaraha ka yimaada talaabadaasi.
“Safarka Ismaqiiqa Ah Ee Raysalwasaaraha Somaliya Ku yimid Qaybo kamid ah Somaliland, Khasaaraha ka Yimaada Iyaga Ayaa Masuuliyadeeda Qaadaya”Madaxwaynah Jsl.
