HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta labada gole ee guurtida iyo wakiilada Somaliland ka hor jeediyay khudbad sanadeedkii Dastuuriga ahaa
Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro ayaa khudbadan kaga hadlay waxyaabaha xukuumadiisa cusub uqabsoomay, qorshayaashiisa mustaqbalka iyo xaaladaha siyaasadeed ee inagu xeeran.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;