Xeer-Ilaalinta Guud ee Ciidamada Qaranka JSL , ayaa saaka fulisay qisaasta Gacan-ku-dhiigle Ex, Bol, Maxamuud Cali Nuur oo loo qisaasay Marxuum Ex. Gaashaanle, Cabdi Cali Nuur iyo Gacan-ku-dhiigle Shibil Saalax Isaaq Muxumed oo loo qisaasay marxuum.Ex.Ask.Pol A.le Buux Mawliid Ismaaciil.
Qisaasta ayaa saaka ka dhacday Deegaanka Mandheera ee Gobolka Saaxil .