WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Amar Culus Dul Dhigtay Shirkadaha Dalka keena Shidaalka Iyo Nooca La Faray Inay Keenaan!

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland mudane” Cabdiraxmaan Xasan Nuur” uu ku adkaynayo Xadiga Salfarta Shidaalka Dalka soo Gala.
Waxaana la farayaa dhammaan ganacsatada inaan dalka la keeni karin shidaal salfartiisu ka badantahay 500 PPM.

 

Exit mobile version