Xukuumada Somaliland Oo Amar Culus Dul Dhigtay Shirkadaha Dalka keena Shidaalka Iyo Nooca La Faray Inay Keenaan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Amar Culus Dul Dhigtay Shirkadaha Dalka keena Shidaalka Iyo Nooca La Faray Inay Keenaan!
February 24, 2025 - Written by Editor:

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland mudane” Cabdiraxmaan Xasan Nuur” uu ku adkaynayo Xadiga Salfarta Shidaalka Dalka soo Gala.
Waxaana la farayaa dhammaan ganacsatada inaan dalka la keeni karin shidaal salfartiisu ka badantahay 500 PPM.

 

COMMENTS
LINKS