WAJAALE NEWS

Wasiirka Beeraha jsl iyo wafti Uu Hogaaminayo Oo kormeer Shaqo ku Jooga Gobolka Togdheer.

Wasiirka Beeraha & Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Safar ku maraya Gobollada bariga, ayaa la kulmay Shaqaalaha Beeraha ee Gobolka Togdheer & Madaxdooda.

Wasiirka oo ay safarka ku wehelinayaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha Eng Abdirizak Gass iyo xubno kale oo muhiim ah, ayaa waxa xarunta Wasaaradda Beeraha ee Togdheer ku soo dhaweeyay Isku-duwaha Beeraha ee Gobolkaasi Muxyaddiin Cabdi Yuusuf.

 

Exit mobile version