WAJAALE NEWS

“Wadada Baligubadle Waxaan Ahaa Wasiirkii Bilaabay”Gudoomiye Xirsi

Gudoomiyaha xisbi xaakimka waddani xirsi cai xaaji xasan oo maanta ka qaybgalay munaasibada dhagax dhiga dhismaha wadada Hargaysa iyo baligubadle isku xidhi doonta

Gudoomiye xirsi ayaa sheegay in uu isagu bilaabay wadadan xiligii uu wasiirka madaxtooyada ka ahaa xukuumadii axmed siilaanyo.

Exit mobile version