|
|||||
WAJAALE NEWS
“Wadada Baligubadle Waxaan Ahaa Wasiirkii Bilaabay”Gudoomiye Xirsi
February 9, 2025 - Written by Editor:Gudoomiyaha xisbi xaakimka waddani xirsi cai xaaji xasan oo maanta ka qaybgalay munaasibada dhagax dhiga dhismaha wadada Hargaysa iyo baligubadle isku xidhi doonta Gudoomiye xirsi ayaa sheegay in uu isagu bilaabay wadadan xiligii uu wasiirka madaxtooyada ka ahaa xukuumadii axmed siilaanyo. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|