WAJAALE NEWS

Boqor Buurmadow Oo ka Hadlay Go,aamada Kasoo Baxay Shirkii Badhan Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka Somaliland.

Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa ka hadlay go,aamada colaadeed ee kazoo baxay shirkii badhan ay ku yeesheen beelaha harti kaasi oo ay ku shaaciyeen in ay dagaal kusoo qadayaan deegaanka ceerigaabo ee gobolka sanaag

Sidoo kale boqor buurmadow ayaa sheegay in ay la qaateen colaada ay ku baaqeen beelahaasi isagoo shacabka ugu baaqay reer Somaliland in ay udiyaar garoobaan difaaca dadkooga iyo dalkooga.

 

Exit mobile version