Akhriso; Gollaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey 19 wasiir oo ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Cirro
1: Maxammed Yuusuf Cali
Wasiirka Wasaaradda Gaashaan dhiga.
62 xildhibaan baa ogolaaday
3baa ka aamusay guddomiyuhuna ma codayn
2: Cabdiraxmaan Daahir Aadan
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda
59 baa ogolaada saddexba ka aamusay saddexna waa ay diiday
3: Xasan Axmed Ducaale
Wasiirka wasaaradda Dawladaha Hoose
64 Ayaa u codeeyey hal mudana ayaa diiday
4: Ismaciil Yuusuf Ducaale
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda
65 muddane ayaa ogolaatay
5: Gollaha wakiiladda ayaa ansixiyey
Khadar Xuseen Cabdi
Wasiirka Madaxtooyada.
65 mudane ayaa ogolaaday
6: Gollaha wakiiladda ayaa ansixiyey
Dr Xuseen Bashiir xirsi
Wasiirka wasaaradda Caafimaadka
65 muddane ayaa u codeeyey
7: Gollaha wakiiladda ayaa ansixiyey
Milgo Maxamed Cilmi
Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo Arimaha Bulshadda
56 muddane ayaa u coddeye
8: Axmed Maxamed Faarax
Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha
65 muddane ayaa ogolaaday
9; Jamaal Maxamed Jaamac
Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Technology-yada
65 muddane ayaa ogolaadday
10: Cismaan Ibraahim Nuur Af gaab
Wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka
65 muddane ayaa ogolaaday
11: Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi
Wasiirka wasaaradda Qorshaynta
65 muddane ayaa ogolaaday
12: Siciid Maxamed Buraale
Wasiirka wasaaradda Maalgashiga
63 muddane ayaa ogolaaday
13: Cabdilaahi Jaamac Cismaan “Geeljire”
Wasiirka wasaaradda Deegaanka
64 muddane ayaa u codeeyey
14: Cabdilaahi xasan aadan Cawaale
Wasiirka Wadaaradda Maaliyadda
65 muddane ayaa u codeeyey
15: Cabdiraxmaan Xassan Nuux Furre
Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska
65 muddane ayaa ogolaaday
16:Axmed yaasiin Sh Cali Ayaanle
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta
65 muddane ayaa ogolaadday
17: Cabdillaahi daahir Jaamac
Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta
64 muddane ayaa u codeeyey
18:Xuseen Axmed Caydid.
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud dhulka iyo Guriyeynta.
63 muddane ayaa ogolaaday
19: Cabdale Maxamed Carab “Sandheere”
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha iyo Amniga
65 muddane ayaa ogolaadday