HARGAYSA(W,N)-Taliyaha cusub ee dhawaan madaxwaynaha jsl umagaacaby ciidanka booliska S/G Cabdi dheere ayaa maanta xilkii kala wareegay taliyihii hore ee ciidanka booliska gen dabagle
Munaasibad xil wareejinta oo ka dhacday hoolka ciidamada booliska ayaa waxaa kazoo qaybgalay taliyayaasha ciidamada kala duwan ee Somaliland gudoomiyayaasha xisbiyada waddani iyo kulmiye iyo masuuliyiin tiro badan.