Gudoomiyaha, gudoomiye kuxigeenka iyo agaasimaha baanka dhexe ee jsl ee dhawaan madaxwaynaha jsl umagaacabay xilkan ayaa maanta xilkii kala wareegay masuuliyiintii hore ee baanka
Munaasibada xil wareejinta ayaa waxaa kazoo qaybgalay wasiiro xukuumada katirsan , madaxda baananka gaarka loo leeyahay ee Somaliland iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.