WAJAALE NEWS

Xukuumada Somalilan Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeedhay Maamulka Somaliya!

Dawlada Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixisay hadal deel qaaf ah oo kazoo yeedhay maamulka somaliya ee uu hogaamiyo xasan sheikh kuwaasi oo ka hadlay doorashada somaliland kuwaasi oo ay ku tilmaamtay kuwo sheegasho ah islamarkaana ay tahay maamul ku fashilmay amaanka muqdisho.

 

 

Exit mobile version