HARGAYSA(W,N)-Xisbiga mucaaridka ah ee waddani oo maanta ulahaa ololaha doorashada ayaa siwayn awoodiisa taageero ugu soo bandhigay khayriyada caasimada hargaysa halkaasi oo ay isku soo baxeen kumanaan katirsan taageerayaasha xisbiga rajada shacabka ee waddani
Sidoo kale waxaa taageerayaasha halkaasi kala hadlay xubno kamid ah hogaanka xisbiga iyo maayarka caasimada Somaliland kuwasi oo shacabka kula dardaarmay in codkooga ku hubsdaan isbadalka.