|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Cududiisa Taageero Kusoo Bandhigay Khayriyada Caasimada Hargaysa Iyo Nuxurka Khudbadihii Laga Ay Jeediyay.
October 27, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xisbiga mucaaridka ah ee waddani oo maanta ulahaa ololaha doorashada ayaa siwayn awoodiisa taageero ugu soo bandhigay khayriyada caasimada hargaysa halkaasi oo ay isku soo baxeen kumanaan katirsan taageerayaasha xisbiga rajada shacabka ee waddani Sidoo kale waxaa taageerayaasha halkaasi kala hadlay xubno kamid ah hogaanka xisbiga iyo maayarka caasimada Somaliland kuwasi oo shacabka kula dardaarmay in codkooga ku hubsdaan isbadalka. Related posts:Madaxweynaha Somaliland Iyo Ergayga Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya Oo Khadka Telefoonka Kuwada Xid... Wasiirka Beeraha Oo Cadeeyay In Aamina-weris Si Qarsoodi Ah Ula Shaqaynayso Muuse Biixi Oo Aanay Dhe... Daawo:Shirkii ay Jaamacada Camuud U Qabatay Jaamacadaha Ku Hadla Af-Somaliga Oo Maanta La Soo Gabaga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|