GABILEY(W,N)-Taageerayaasha xisbiga kulmiye ayaa cududooda kuso bandhigay magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley iyadoo maanta ahayd maalintii uu xisbiga kulmiye ulahaa ololaha doorashada
Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbi xaakimka kulmiye iyo kuxigeenka labaad ee xisbiga, maamulka gobolka gabiley iyo masuuliyiin kale ayaa shacabka kala qaybgalay isku soo baxan.