Laascaanood (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo maalmihii u danbeeyay magaalada Laascaanood u joogay nabadaynta beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay koonfurta gobolka Sool, ayaa waxa uu kormeeray goobaha kala duwan ee xukuumadu ka hirgelisay magaalada Laascaanood.
Dhinaca kale Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa waxa uu booqday xarunta dawlada hoose ee Laascaanood isagoona kulan la qaatay Xildhibaanada golaha deegaanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka