WAJAALE NEWS

Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Aqbalay Xil Somaliya Ay Umagacowday, Sheegayna In Xukuumada Somaliland Dayacday.

HARGAYSA(W,N)-Abwaan yuusuf shaacir oo kamid ah abwaanada reer somalilland ee ku dhaqan hargaysa ayaa aqbalay xil wasirka waxbarashada somaliya umacaabay isagoo somaliland jooga.

Abwaan yuusuf ayaa sheegay in somaliland waxba udirtay wayday balse cida xasuusata uu la shaqaynaya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version