HARGAYSA(W,N)-Urur Siyaasadeedka shacabka Somaliland ee S.P.P Oo maanta ulahaa ololaha doorashada madaxtooyada iyo ururada siyaasada ayaa siwayn iskugu soo baxay guud ahaa gobolada Somaliland
Sidoo kale urur siyaasadeedka shacabka ayaa si blaadhan cududiisa ugu muujiyay caasimada hargaysa halkaasi oo ay taageerayaasha kala qaybgaleen hogaanka ururka shacabka kuwaasi oo ujeediyay khudbado la xidhiidha udiyaar garowga doorashada.