|
|||||
WAJAALE NEWS
Urur Siyaasadeedka Shacabka Jsl Ee S.P.P Oo Siwayn Iskugu Soo Baxay Khayriyada Magaalada Hargaysa
October 26, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Urur Siyaasadeedka shacabka Somaliland ee S.P.P Oo maanta ulahaa ololaha doorashada madaxtooyada iyo ururada siyaasada ayaa siwayn iskugu soo baxay guud ahaa gobolada Somaliland Sidoo kale urur siyaasadeedka shacabka ayaa si blaadhan cududiisa ugu muujiyay caasimada hargaysa halkaasi oo ay taageerayaasha kala qaybgaleen hogaanka ururka shacabka kuwaasi oo ujeediyay khudbado la xidhiidha udiyaar garowga doorashada. Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|