Gudida anshaxaha ee komishanka doorashooyinka qaranka ayaa ganaax lacageed ku xukumay xisbiyada waddani iyo kulmiye kuwaasi oo ku kacay falal ka hor imanaya anshaxa iyo nidaamka doorashada isagoo digniina udiray.