HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa eedo uculus ujeediyay Hogaanka xisbiga mucaaridka ee waddani isagoo sheegay in dadka iskugu tagay ay yihiin cadowga Somaliland
Gudoomiye Faysal ayaa mudooyinkan danbe bilaabay weerar dhinaca afka oo uu ku qaado xisbiga waddani taasi oo ah mid looga bartay ilaa doorashadii hore ee 2017 isagoo la saftay xisbiga kulmiye
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;