GABILEY(W,N)- Maamulka Dawlada Hoose ee Degmada Gabiley aya saaka Olole-Nadaafadeed lagu ururinayo qashinkii ka dhashay wado banaynayntii magaalada fuliyay.
Waxaana ololaha horkacayay xoghayaha dawlada hoose iyo Agaasimaha Waaxda fayo dhowrka dawlada hoose.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;