BOORAMA(W,N)-Gudoomiyihii gudida kaanbaynka ee xisbiga kulmiye ee gobolka awdal iyo xubno kale ayaa shaaciyay in ay iska casileen xilkii gudida ololaha kulmiye iyagoo sheegay in ay ku biireen xisbiga waddani.