WAJAALE NEWS

Madax-dhaqameedka Beesha Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Dagaal Iclaamiyay. Eedo Culusna Ujeediyay Wasiirka Arimaha Gudaha!

BOORAMA(W,N)- Madax-dhaqameedka beesha Maxamed Case oo ah beesha Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici kasoo jeeda ayaa shaacisay arin khatar ku ah abniga somaliland iyaga oo colaad ka taagnayd deegaanada gobolka salel ku baaqay dhankooda in ay dagaalamayaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version