BERBERA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani iyo waftigii uu hogaaminayay oo ka midahaa gudoomiyaha xisbiga xubno kamid ah hogaanka xisbiga ,xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo saaka ka jarmaaday caasimada hargaysa ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay deegaanka udhexeeya caasimada hargaysa iyo magaalada berbera ee gobolka saaxil
Waftigan ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera halkaasi oo ay usoo dhaweeyay kumanaan kamid ah taageerayaasha xisbiga waddani.