WAJAALE NEWS

Gudoomiye Kuxigeenkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Iska Casilay Xilkii Iyo Xubinnimadii Kulmiye!

Gudoomiye kuxigeenkii golaha dhexe ee xisbi xaakimka kulmiye Cali Maxamed Cali (Cali caliyow)  kana mid ahaa gudida fulinta ee xisbiga kulmiye ayaa maanta shir jaraa,id oo uu  qabtay  ku shaaciyay in uu iska casilay xilkii iyo xubinnimadii xisbiga kulmiye

Sidoo kale Siyaasi Cali caliyow ayaa sheegay in uu ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee waddani.

Exit mobile version