HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo doorashada inagu soo foole isagoo sheegay in qof reernimo lagu dhisay islamarkaana lagu doortay tolaayeey in aanu dalna dhisay abaal uu dadkii doortay iin celiyaana aanay jiray isagoo shacabka ugu baaqay in ay qabaalada ka fogaadaan.