GABILEY(W,N)-Laba arday oo ku xidhan jeelka magaalada gabiley ayaa saaka ufadhiistay Imtixaanka shahaadiga ah ee Somaliland kuwaasi oo si caadiya looga qaaday imtixaanaadka
Taliyaha jeelka Gabiley Gaashaanle Dhexe Khaalid Sheekh Xuseen Nuuriye Iyo Gudoomiyaha Waxbarashada ee Gobolka Gabiley Jaamac Raage ayaa faah faahin ka bixiyay labadan arday ee maxaabiista ee ufadhiisay imtixaanka iyo qaabka loo ilaalinayo
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;