|
|||||
WAJAALE NEWS
Gabiley; Arday Maxaabiis Ah Oo Ufadhiistay Imtixaanka Shahaadiga Ee Somaliland Iyo Qaabka Loo Ilaalinayo!
June 22, 2024 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Laba arday oo ku xidhan jeelka magaalada gabiley ayaa saaka ufadhiistay Imtixaanka shahaadiga ah ee Somaliland kuwaasi oo si caadiya looga qaaday imtixaanaadka Taliyaha jeelka Gabiley Gaashaanle Dhexe Khaalid Sheekh Xuseen Nuuriye Iyo Gudoomiyaha Waxbarashada ee Gobolka Gabiley Jaamac Raage ayaa faah faahin ka bixiyay labadan arday ee maxaabiista ee ufadhiisay imtixaanka iyo qaabka loo ilaalinayo HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedo Loogu Jeediyay Hadalo Uu Dhawaan Warbaahinta ... Daawo:Waraysi Xaasaasi ah Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Siyaasi Ismaacil Hure Buubaa Gudoomiyaha Gudida Dabagalka Hantida Qaranka Ee Golaha Waliilada Somaliland oo Jawaab Adag Ka Bixiya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|