HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan Mubaarik Aar oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland ee arimaha sharciga ka hadlay ayaa sheegay in dib udhac doorasho ay keeni karto qalabka ay xukuumadu doonayso in lagu diwaangaliyo dadka
Sidoo kale garyqaan mubaarik Aar ayaa soo jeediyay talooyin la xidhiidha qabsoomida doorashada iyo sida looga bixi kara caqabadaha xiligan ku xeeran.