WAJAALE NEWS

“Dadkeenu Waa Dad Walaalo Ah, Waxaynu Isku Haynaana Waa Kursi, Kursigana Qofka Ilaahay Maalinba Geeyo Ayaa Yimaada” Gudoomiye Cabdicasiis Samaale.

“Dadkeenu Waa Dad Walaalo Ah, Waxaynu Isku Haynaana Waa Kursi, Kursigana Qofka  Ilaahay Maalinba Geeyo Ayaa Yimaada” Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye  Cabdicasiis Samaale ayaa sidaasi ka sheegay saaladii ciidul adxaha oo uu kala qaybgalay reer gabiley.

Exit mobile version