WAJAALE NEWS

Daawo: SHirkada Dahabshiil oo Maanta Daahfurtay Adeega E Dahab Magaalada Gabiley

somtel
Gabiley(W.N): SHirkadaha Mataanaha ah Ee Dahabshiil Groupe Eee Somtel Iyo Dahabshiil ayaa maanta xaflad balaadhan ku soo bandhigay adeeg cusub oo ay soo kordhiyeen adeegan oo laagu wanqalay Edahab oo ah hab la iskugu gudbiyo lacagaha adigoo isticmaalaya moobilkaaga somtel hababa xafladaasi oo ka qabsoontay hoolka hotel xaaji asker ee magaalada gabiley halkan hoose ka daawo iyadoo faahfaahsan:

Exit mobile version