WAJAALE NEWS

DAAWO;-Shacabka Magaalada Wajaale Iyo Qaabkii Ay u Oogeen Tukashada Salaadii Ciidul Adxa.

TOG WAJAALE(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa siwayn u oogay tukashada salaadii ciidul adxa taasi oo ay ku tukadeen garoonka magaalada

Waxaana kala qaybgalay masuuliyiinta degmada iyo xubno katirsan xukuumada

Exit mobile version