WAJAALE NEWS

Wasiir Kale Oo Xukuumada Katirsan Oo ka Hadlay Kulankii Madaxwayne Biixi Iyo Gudida Dan Iyo Duco!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada qoyska iyo arimaha bulshada somaliland cali xoor xoor ayaa ka hadlay kulan maalintii shalay madaxtooyada ku dhexmaray gudida dan iyo duco ee beelaha ciise muuse iyo madaxwayne biixi kaasi oo siyaabo kale duwan looga hadlay natiijadii uu kusoo dhamaaday iyadoo isla shalay uu ka hadlay wasiir kuxigeenka arimaha gudaha somaliland

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version